Danjire Wafaa El-Fadil Saed oo laga gudoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga (Sawirro)

Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Wakiilka cusub ee Sanduuqa Qaramada Midoobey ee Daryeelka Caruurta (UNICEF) u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Wafaa El-Fadil Saed Abdelatef. Intii lagu guda-jiray kulanka qaabilaadda, ayaa … Continue reading Danjire Wafaa El-Fadil Saed oo laga gudoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga (Sawirro)